Maxaad kala socotaa tirada hantida uu ka tagay Madaxweyne Mugabe?

Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe oo dhowaan geeriyooday ayaa ka tagay lacag gaaraysa 10 milyan oo doolar sida lagu sheegay wargeyska Herald. Mugabe oo geeriyooday bishii September ayaanan helin wakhti uu ku qoro dhaxalkiisa, taasoo sababtay in dowladda ay qaado tallaabo lagu baadigoobayo hantidiisa iyo inta dhan tahay. Bona Chikowore oo ah gabadha … Continue reading Maxaad kala socotaa tirada hantida uu ka tagay Madaxweyne Mugabe?